Uncategorized

Farxiya fiska iyo Bashiir Hanuuniye oo muqdisho joogo video xaflada ciida 2016

iftineducation.com – Xamar ayay tageen labadan fanaan farxiya fiska iyo bashiir hanuuniye, waxay saaran yihiin gaari , 




fanaanaanita waxay bilaabeen inay muqdudisho u ciidaan ciida muqdisho inay ka qaybgalaan, 




taas waxay tilmaamaysaa in xamar wax yar nadab taallo hadda oo uu ka duwan yahay waagii hore inksatoo ay dowladda wali taag daran tahay haddan waxaad moodaa inay xoogaa nabad taallo.




farxiya fiska oo heesta ayaa hadda joogta magaalada xamar 2016 ciida ayay ka qaybgali rabtaa xaflado hees ah.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *