Uncategorized

falanqeyn kusaabsan Farmaajo oo qaad cunayo oo sawir laga soo qaaday isagoo bilaa dhar ah……..????

iftineducation.com – Ninka sida weyn loogu badinaayey in uu noqda madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudana Farmaajo ayaa caawa waxaa la soo dhex dhigay sawir isagoo dhar heysan oo qaad qeybinaayo iyadoona sawirkaan ku soo aaday xili ay doorashada madaxweyna nimada ka dhimantahayw ax ka yar 5 casho


Sawirkan aayanu hubin anagu hadaanu nahay bahda Jornalizem inuu yahay sawir sax ah , wax cadeynayana majiraan unuu yahay sawirkan mid sax  laakin haduu sawirkan yahay  mid sax ah waxaanu u aragnaa ineey tahay arin aad ufoolxun oo dakii udabaaldagayey meel kaga dhacay farmaajo qaara naftooda kuwayeen  iyagoo u arkayey madaxweyni soomali oo qiima leh haduu xilka qabsado laakin nin qaadkiisa kumashquulsan soomali iyo naftiisa waxba uma tarayo ayaanu qabnaa.


Sawirkaan ayaa muu jinaayo shaqsi qayilaayo oo doonaayo in uu isku diyaariyo qayilaad taana waxay meesha ka sareysaa in aan xiligaan masuul loo dooran karin masuul sidaa loo muujiyey isagoo qayilaayo waxaana la dhihi karaa waa sawirkii ugu xumaa ee soo maro qof doonaayo in uu qabto xilka madaxweyna nimada Soomaaliya

Maal mahaan ayaa waxaa so baxaayo sawira iska soo daba dhacaayo oo muujinaayo masuul xumada ay muu jinayaan musharaxiinta doonaayo in ay qabtaan xilka madaxweynah nimada Soomaaliya waxaana la dhihi karaa waa mid keeni karto in uu iska casil xilka uu doonaayo in uu u qabto bulsho labaatan sano waalneed oo la doonaayey nin miir qabo in uu u taliyo


RIIX HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA FARMAAJOO QAYILAAYO






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *