Uncategorized

Faaladii Isbuucan iyo Sawirka Amiin Caamir soo Bandhigay (SAWIR)

iftineducation.com –  Farshaxanka Weyn ee Amiin Caamir ayaa Isbuuc Waliba daabaca Sawirro ka faaloonaya isbedelladda iyo Xaaladda uu markaasi marayo dalka Soomaaliya.


Hadaba is buucan ayuu Farshaxanka diiradiisa ku saaray Musharixiinta isu soo sharaxaya xilka Madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya.




Sawirka Isbuucan ayaa waxa uu ka hadlayaa, sida madaxda Soomaalida aysan ugu kalsoonayn shacabkooda oo ay kalsooni ka raadiyaan Dalal Shisheeye oo dano gaar ah kaleh dalka Soomaaliya.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *