Uncategorized

Dawo Sawirarada Tuug U Dhacay Guriga Jose Morinho.

iftineducation.com – Jose Mourinho ayaa daaqada ka fiirinaya iyadoo boliiska ay jeebadeynayeen tuug damcay inuu u dhaco gurigiisa, 


sida lagu daabacay jariirada The Sun.


Macalinka Manchester United ayaa daawanayay TV markii mid ka mid ah hablaha u shaqeeya ay qeylisay iyadoo aragtay nin isku dayaya inuu ka soo galo albaabka qol dhulka hoostiisa ku jira ee gurigiisa 25ka milyan ginni ee ku yaala magaalada London.


Waxa ay ku jirtay feero markii ay aragtay tuuga oo ka soo galaya albaabka qolka dhulka hoostiisa ku jira.




Tuuga waxaa markii hore arkay mid ka mid ah ilaaliyayaasha dhimsooyinka halkaas ku yaala isagoo ku dulwareegayay guryaha si uu u arko mid aan la xirin.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *