Uncategorized

DAAWO:Yaab maxa ka Jira Inay Is Guursadeen Farxiya Kabayare Iyo maxamed Alta,iyado Ku xumaynaysa Hodan…

iftineducation.com – DAAWO:Yaab maxa ka Jira Inay Is Guursadeen Farxiya Kabayare Iyo maxamed Alta,iyado Ku xumaynaysa Hodan…


waxa Mar kale Sheekada fanka Kusoo biirtay inay is Guursadeen labada fanaan ee maxamed Alta Iyo farxiya  kabayare,kadib markii hodan cabdirahman isku dhaceen Alta.


Sidoo kale isku dhac Dhex maray Hodan Iyo kabayare ayaa Hada waxay U Muuqanaysa Inay xaajigeedii hore Kaga Aar Gosanayso farxiya  Kabayare.


waxa Hdala haynta Ugu badan warbaahinta Music Somaaliyed So daabaceen Xirirkani Cusub ee dhex maray labadan fanaan Kadib isku dhacii Hodan.


waxa Horay Muranka Fanka U saameyey fanaanin badan iyagoona  hada U Muuqanayso inay fanaaninti isku Ximinayaan Dhanka Arooska Kuna Kala Aar Gudanayaan.


maxamed Alta Ayaa Isaga ka Mid Ahaa Fanaaninta  Ku cusub murankani  fanka waana Inta badan fanaan Aad u degan Oo Aamus Badan





Halkani Riix Video




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *