Uncategorized

Daawo VIDEO: Hareeri oo Barnaamij Qaadka Harariga ah Ku Saabsan kasoo Diyaariyay Beeraha Khaadta Somalida Ethiopia

iftineducation.com – Daawo VIDEO: Hareeri oo Barnaamij Qaadka Harariga ah Ku Saabsan kasoo Diyaariyay Beeraha Khaadta Somalida Ethiopia


Wariya Abdisalaam Harari ayaa waxa ka soo Diyaariyay Barnaamij ku Saabsan Qaadka Beeraha Degaanada Somalida Ethopia ee Khaadka Lagu Beero.


Abdisalaam Harari ayaa waxa ku Wareesana Barnaamijkiisa Hablo Qayilaayo, Waxa uuna soo Bandhiga sida Kala duwan yihiin Qadaadka looga beero , Xiliyada lacuno iyo  Sida Loo Beerto.


Beeraha Qaadka Deeganka Baadi ee Gobolka Siti ee Degaanka Somalida Ethopia ayaa waxa lagu Beera Qaadka ayadoo lacag farabadan ay ka sameyaan, Hadanna Dadka Beerto Qaadka ayaa sheegayo in fa`idadiisa iyo Qasarihiisa ay kala badan yiohiin oo ay Qasarihiisa ay Badan yihiin , Hadii ay heli lahayeen wax u dhaama ay beran lahayeen.



Daawo VIDEO RIIX HALKAAN:


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *