Uncategorized

Daawo: Teegeerayaasha Jubaland iyo Puntland oo isku Hanjabay iyo Ciyaar Adag oo ku dhexmari doonta Muqdisho

iftineducation.com – Daawo: Teegeerayaasha Jubaland iyo Puntland oo isku Hanjabay iyo Ciyaar Adag oo ku dhexmari doonta Muqdisho


Waxaa magaalada Muqdisho maalmihii ugu danbeeyay ka socday Ciyaaro u dhexeeya Qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka, waxaana Ciyaarta isugu danbaysa isugu soo baxay Kooxaha Jubaland iyo Galmudug,  waxaana Ciyaaraha lagu soo reebey, Koonfur Galbeed, Galmudug, Sh.dhexe iyo Hiiraan, iyo Banaadir.


Taageerayaasha Kooxaha Jubaland iyo Puntland oo maalinta Isniinta ay dhex mari doonto Ciyaar Xiiso badan, oo kama danbays ah ayaa Hawada isku mariyey Hanjabaado ku aadan, inay Koobka ka dajin doonaan Garoowe ama Kismaayo.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *