Uncategorized

Daawo: Gabadh Soomaaliyeed oo laga Been abuurtay, markii ay dagaalameen Gabdho kale oo Kirishtan noqday oo ku Sheegay in ay Diinta ka baxday

iftineducation.com – Daawo: Gabadh Soomaaliyeed oo laga Been abuurtay, markii ay dagaalameen Gabdho kale oo Kirishtan noqday oo ku Sheegay in ay Diinta ka baxday


Khadra Cawil waa Gabadh Soomaaliyeed  oo ku nool dalka Sweden ayaa beenisay inay ka baxday diinta Islaamka, Waxayna ka jawaabtay Gabadho ay saaxibo yihiin oo Diinta Kirishtaanka qaatay oo ay dagaalameen, Kuwaasi oo dhibaatooyin badan ku haya sida ay hadalka u dhigtay.




“Waxaan Cadaynayaa inaana ahayn Kirishtaan,  Qarsoon iyo mid muuqda, Waxaan Aamin sanahay Allaha wayn SWT ee la dhalin Isaguna waxba dhalin, iyo Nebigiisa Maxamed SCW.” ayay tidhi.



Gabadhan ayaa waxay sheegtay inay dagaalameen gabadh si Qarsoon uga baxday diinta, Markaasi kadibna lasoo bandhigay Sawiro ay horey uga gashay meel Xaflad ah, iyadoo markaasi la sawiran gabadho la sheegay ina ka baxeen Diinta, Waxayna ka warbixsay sida ay wax u dhaceen.


RIIX HALKAAN KA DAAWO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *