Uncategorized

Daawo: foolxumadeeda ayaa la fiirin weysanaa, haddase quruxdeeda ayaa lagu dhey-gagay

iftineducation.com – Daawo: foolxumadeeda ayaa la fiirin weysanaa, haddase quruxdeeda ayaa lagu dhey-gagay 

Ellie Jones, waa gabar u dhalatay dalka Wales ee katirsan Dal weynaha Britain, waxeey ku dhalatay Ilko dhaadheer iyo cirid aan toosneyn, 


sidoo kale lafta Daamaheeda ayaa ahayd mid dheer, taasoo qarisay quruxdeedi dhameyd.




Kahor intii aan qaliinka lagu sameyn, ma aysan awoodin ineey faceed la qososho, la kaftanto, laakiin hada wax walbo waxaa badalay qaliin lagu sameeyay.




Miss Ellie Jones, hada waxeey dareemeysaa kalsooni buuxda, faceed weey la qosli kartaa lana kaftami kartaa.




Halkaan ka daawo sawiro iyo muuqaal cadeeynaya sida ay markii hore ahayd iyo sida ay noqotay markii qaliinka lagu sameeyay:



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *