Uncategorized

Caydiid iyo Cali mahdi yaa gardarnaa?

iftineducation.com – Caydiid iyo Cali mahdi yaa gardarnaa?

Waan ognahay marka uu dhacay maxamed siyaad barre waxaa la soo doortay madaxweyne Cali mahdi maxamed oo ahaa nin ganacsate ah, 
wuxuuna ka dhshay beesha abgaal, 
laakin ninka horistaagay wuxuu ahaa caydiid oo dagaal ku qaaday afar bilood dagaalkaas oo kaalin weyn ka qaatay burburka xamar.
dagaalkaas waa dagaalkii ugu horeeyay oo somaliya sixun u bur buriyay
ilaa hada waan iloowi la nahay dagaalkaas waana laga soo kabsan la yahay dagaalkaan bur buriyay magaalada muqdisho iyo hareeraheeda dalka dhana saameeyay
waxii dhacay waa dhaceen sidee hada ugu soo kabsan karnaa taas ayaa u baahan in laga fikiro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *