Uncategorized

Bishi mala arkay? barri ciid miyaa

Barri ciid miyaa waxaa nasoo weydiyay akhristayaasheena tirada badan ee aan jecel nahay

Kadib waxaan go aansanay inaan ugu  jawaabno warbixin aan ka qoreyno barri ciid miyaaa
Jawaabta waa maya barri ciid mahan barri oo ah maalin talaada ah waa soon oo sodonia bisha ayaa la buuxinaayaa
Ciidda waxey u dhacday maalinta arbacada taariikhda 6 luulyo 2016. Sidaas darteed ciida waa maalinta arbacada 
Barri oo talaada ah waa soon oo maalinti sodonaad ayaan soomeynaa oo taariikhda miilaadiga ku beegan tahay 5 luuliyo 2016
Wadanka sacuudi arabia, indonesia, iyo wadamo badan oo islaam ah barri talaado ah waa soomaayaan oo ciid mahan.
Ciidana waxaa loogu dhawaaqay iney tahay maalinta arbacada 6 july 2016 wadamada islaamka dhamaan seey u badan yihiin. 
Sidaas darteed waxaan ugu bishaareyneynaa umada muslimiinta oo dhan meel walbo ay joogaan bisha ramadaan ee barakeysan ay soo soomeen inuu ilaah ka aqbalo soonkooda maalinta cidul fitrigana ku ciidaan caafimaad iyo bash bash iyo barwaaqo
Ciid wanaagsan ayaan idiin leenahay muslimiinta meel kastood joogtaan
Ciidqanaagsan maalinta arbacada insha allah
Yaan la iloobin inaad ka soonto bisha shawaal 6 maalmood oo ajarkeeda inaa soo soontay sanadka oo dhan
Aan ka faaideysano bisha shawaal inaad 6 bari wadac kasoonto insha allah 
Bisha gacan kusameeeska ah haleeeska ilaaliyo….dad waxaa jiro dadka inay anfuriyaan uun kashqeeya……..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *