Uncategorized

Yaa ku fudud jacaylka raga iyo dumarka?

iftineducation.com – jacaylka waxaa ku fudud dumarka , hablaha iyagoon ka fiirsanin ayay wax jeclaadaan, waxaa laga yaabaa ninka inuu ereyo macaan ah ku dhaho oo marka ay sidaas ku jeclaato isagoo ay been ka tahay, 




ragana sidaas ayay u badan yihiin, 




inay hadalo macaan jacayl ah dumarka ku dhahaan iyagoo ay been ka tahay.


Hal mar ma laysku jeclaan karaa?


jacaylka halka mar laysku jeclaado aad buu naadir u yahay, 




inakstoo ay dhici karto waxay ku dhacdaa inta badan dadka qalbiga jilecsan oo aan heli karin lamaane ama ay ku adag tahay inay la kulmaan lamaane .




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *