Uncategorized

Xusuustii 1991 oo aminarts kuu soo koobay

iftineducation.com – Xusuustii 1991 oo aminarts kuu soo koobay




Amin arts waa nin meel dheer wax ka fiirsha, wuxuu mar kasta la safan yahay dadka la dulmiyay oo dhulkooda la xoogayo, 




dadka degan shabeelaha hoose waa loo soo dhigtay mar kasta waxaad arkaysaa in la boobayo xaqooda, 






dowladaha soomaali soo maraya marwalba waxay ku dhisan yihiin qabyaalad, 




haddaba eeg hadalka amin arts uu meesha ku qoray, 




waxaa la dhihi karaa waa hadal aad u qoto dheer, 




dadkan oo duurka ka yimid sida ay u burburinayaan khayraadka dalka hooyo




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *