Uncategorized

Wiil ka baxay Jaamacad oo XAMAR Shaqo loogu diiday Qabyaalad, oo Kenya ay ka Faa’iidaysatay (Daawo)

iftineducation.com – Qabyaalad iyo Qaraabaysi ayaa ku qasbaya dhallinyarada Soomaaliyeed inay wadanka ka qaxaan. Soomaaliya way luminaysaa mustaqbalkeedii – caddaalad darro dhanka shaqada ah awgeed.



Maxamed Amiin Maxamuud waa Wiil Soomaaliyeed oo ka baxay Jaamacadda Soomaaliya ee Muqdisho, Wuxuuna Shaqo ka raadsaday dalkiisa Hooyo, Isagoo Codsi geeyay Goobo kala duwan, Waxaana ugu Horayn la waydiiyey YAA KUSOO DIRAY ? 




Halka laga waydiin lahaa Xirfadiisa Ama Aqoontiisa, Wuxuuna aaday dalka Kenya Halkaasi oo markiiba uu ka Shaqo bilaabay.




HALKAN KA DAAWO VIDEO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *