Uncategorized

siigeeda gabdhaha?

iftineducation.com – maxaa lagu siigeestaa

1;kacsi Badan: Qofku marka uu kacsado oo dareen galmo oo degdeg ahi qabato, xaasna uu lahayn, waxay ku khasabtaa inuu siigaysto.
Cabsida Zinnada: Dadyow badan ayaa xilligay isku qabato mid uun inay sameeyaan, in ay sinnaystaan ama in ay
siigaystaan; waxay door bidaan siigada.
Dhaqan Balwo: Qaar iyagu way qabatimeen oo balwad ayey u noqotay, kacsi iyo kacsi la’aan waa kuwii sameeya, maba joogi karaan oo maba noolaan karaan hadaysan samayn. Faa’iidada Siigaysiga?
Waxey qofka ka ilaalisaa inuu ku dhaco zino
Waxey qofka ka caawisaa inuu dejiyo dareemadiisa oo u raaxeeyo
Waxey qofka ka difaacdaa saamaynta wayn ee shahwadu ku yeelan karto caafimaadkiisaa Qarash yaraan, Uur la’i, ceeb la’i iyo Tijaabada ruuxu inuu biyo leeyahay.
Faa’iido Darrada Siigaysiga?
Wajiga Koobaad
Maskax qalal iyo Maan xidhanXifdi la’aan iyo Faham yari
Xawliga dhiiga oo daciifa
Xubinta taranka oo jilicda
Aragtida oo tamar daraysa
Miisaanka jidhka oo is dhima
Taahid iyo Gariir badan
Dulqaad iyo Firfircooni yari
Faalig iyo Qalal dhanka jidhka
Hurdo badni iyo muuqaal xumo
Maahsanaan iyo Jiljileec badaan
Xiniinyaha oo barara oo cuslaada
Himmada rabbaaniga oo yaraata
Cuncun iyo Is xoqid badan
Shakki badan iyo Cabsi caafimaad
Murugo iyo Qowmamo badan
Iyo qofku horay inuu u guursan waayo
Wajiga Labaad
Dhabar xanuun badan iyo kelyo xanuun saamayn wayn yeesha
Nafaqada timaha oo dhammaata kadib daata Kacsi la’aan iyo biyo­bax degdeg ah Inay biyuhu (Manidu) soo dareeraan iyadoo kacsi aanay jirin “Semen
leakage”
Hab dhiska maskaxda oo khalkhala iyo xididdada oo hawlgaba Dhibaato lagala kulmo joojinteeda.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *