Uncategorized

Raxada gus yar iyo qancinta xaaska

iftineducation.com – Rayi aruurin ay sameeysay shabakadaan oo ku aadan joogteynta isticmaalka Laptop-ka ee Internet-ka ama taleefanada laga soo galo qadka ee sariirta lala tago in kaliya aysan yareyn saameynna ku yeelan hurdada ee sidoo kale saameyn weyn ay ku leedahay fir-foroonida kulanka sariirta ee labada lamaane .


Rayi aruurintaan oo muddo laba bil ah ay shabakadaan ku sameeysay 1000-qoys ayaa inoo muuqatay in 15% dadkii ka qeyb galay waxa ay sheegeen in isticmaalkooda Internet-ka ka hor inta sariirta aadin uu si toos ah u saameyay oo uu hoos u dhacay fir fircoonidii galmada .
  
Sidoo kale 50% kale ayaa qiray in illaa iyo saqda dhexe ay ku mashquulsan yihiin istimaalka qadka ayna sariirta tagayaan iyaga maskixiyan iyo jir ahaan u daalan halka waqtiyadii hore ee aysan joogatada u noqon qadka ay jiifan jireen ugu dambeyn 10-ka habeenimo .


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *