Uncategorized

qaabka siigada ukala baxdo

iftineducation.com – Jooji Siigada:Halkan ka akhriso Sida Ugu Fudud Ee aad Siigada Ku joojin Karto Iyo dhowr qodob Oo Awoodi ka baxday aad kusoo ceshan karta Mudo Kooban……Waxaan kula talin lahaa dhalinyarada arrintaan samayso in ay diinta wax khilaafsan ay tahay, caafimaadka iyo mustaqbalkoodane saameyn weyn ku leh, sidaa awgeed haddii aad awooddo in aad guursato oo arrintaani si sharci ah oo caafimaadne ku heli doontid ay kuu suuragalayso waan kugu la taln lahaa, haddii aadan awooddaas aadan haynin, waxaan kugula talinayaa in aad raacdid taladii rasuulkeena nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee in uu dhalinyarada kula dardaarmay in ay soomaan haddii uu dareenkooda uu kacsan yahay, waana wax cilmi ahaan loo arkay in soonka uu hoos u dhigo hormoonnada la xiriira kacsiga.


Haddii aad caadadaan ku walaftay ama aad ‘addict” ku tahay, waa in aad aragtd dhakhtar ‘psychologist’ si lagaaga gooyo caadadaas.





HOOS KA AKHRISO QODOBADA AAD AWOODADA KUSOO CESHSAN KARTO


1- Fadlan jooji cadaadan.


2- Cunto isku-dheelli tiran cun, waxaad badsataa khudradda iyo fruits-ka, qeybihiisa kala duwan ee cagaaran.


3- Sameey jimicsi joogto ah sida in aad rucleyso ama socod lugta ah aad gasho muddo nus saac ah oo aan badneyn.


4- Iska jooji caadooyinka kale ee xunxun oo arrintaan kuu horseedi karo sida daawashada filimaanta xunxun iyo isticmaalka maandooriyayaasha sida Qaatka iyo wixii la mid ah.


5- Haddii aad waalid tahay oo aad caruurtaada uga cabsi qabtid arrintaan waa in aad si waalidnimo iyo saaxiibtinnimo ku jirto aad kala sheekaysataa caruurtaada adigoo si dadban oo aan cannaan iyo ciqaab ku jirin uga wacyi galiya ama qolka camerad ugu xir.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *