Uncategorized

qaabka shukaansiga gabdhaha cusub

iftineducation.com – 1)xaaskaaga ugu yeedh magacba magaca uu ka wacan yahay ,maxaa xaasid kaa dhigay ma afka ayaa ku go’aya ilayn niyadda ayaad u qaboojin darmaantaada’e

2)marka aad ka timaado shaqada ama safarka xaaskaaga horay ugu soo qaad haddiyad hadday yartay xataa,sida ubax,baarafuun,cadar IWM

3)u kaxee xaaskaaga goobaha dalxiiska iyo tamashlaynta maalmahan ciida fasaxyada iyo aakhirka asbuuca.

4)ha noqon kaligii taliye ka dhigo xaaskaaga la taliye sare oo go’aanka kula qaata dareensii inay idinka dhaxayso ,amaan fikradeeda una mahad celi maarwalba

5)hakala bakhaylin xaaska dhoola cadayn,dhunkasho,mahadcelin,iyo inaad caawiso xilligi shaqada.

6)ogaal fiican u lahoow qaababka galmada iyo raaxida sida inaad xaaskaaga kula ordin tuubada ka dhig mid kiciya dareernkeeda ka hor intaan biya dhicin muddo badan ka hor,haka tagin iyada uuu aan xaraarad goyn,u ogoloow inay xaqeeda dhamaystirato , xaywaankuba wuu yaqaan qaabkaas.
intaa ayaan kusoo koobayaa maqaalkayga waad mahadsantihiin dalaacashada.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *