Uncategorized

Part 4 (The Last Episode): Gabadhii indho shareerneed iyo rakaabka baska

iftineducation.com – Part 4 (The Last Episode): Gabadhii indho shareerneed iyo rakaabka baska 
===================


Gabadhii markii la i horkeenay, aan indhaha saaray, waxaan eegay xijaabkii ay wadatay, markaas ayaan iri wali go’aan ma qaadan karo in ay tahay, waxaan codsan lahaa in la ila hadashiiyo si aan ugarto codkeedii, naa ninka la hadal markii la yiri iyadii oohin wabaa, aniga qorayga caaradiisa la igu soo aaday war matahay iyada? waxaan ku iri ilaa xad iyada way tahay laakiin aniga kuma fikireen ruuxaan ayaa dib lagaa waydiin doonaa ee dharkiisa iyo qaabkiisa iska sii fiiri, waxaan iri waxaas oo dhan waxaa ka fiican in la yiraahdo iyada “matahay naagta bacda baska uga tagtay”?


( sheekadaan aad aqrisaneeso waxaa maal galiyayshabakada www.iftineducation.com, kala soco warar sugan iyo sheekooyin jaceyl kuwii ugu danbeeyay)


Markii la waydiiyay iskama waalin kiiska waxay tiri waa aniga bacda maxaa ka qaldan? ciidanka oo aad u xanaaqsan ayaa naagtii qoriga lagu fooraariyay, waxay tiri bacda waxaa ku jiro timir aan doonayay in aan ku afuro sidoo kalene inta gaariga ila saaran aan ku afuriyo,


Ciidanka miina baarista ayaa hoosha loo daayay, gaariga la iskuma haleen karo waayo dusha waxaa uga soo daatay dhoor bur ah oo indho tareega kasoo dhaceen, bilaawgii hore eeyaha wax uriya ayaa lagu sii daayay, wax muujin karo qarax ma aysan soo sheegin, kadib ciidanka ayaa gudaha ugalay bacdii ayaa la soo bixiyay, waaba bac timir ay ka buuxdo.
Ciidankii iyo aniga iyo gabadha waxaan kuwada afurnay timirtii, meeshii ayaan kuwada dukanay salaadii maqrib oo sii tagi rabta, aniga iyo gabadhii waa nala fasaxay kadib markii nalagu waayay wax dhibaata ah.
Gabadhii waan isbaranay, waxaan kala qaadanay teleefoonada iyo magaca, magaceedu waa Bella Del Mondo, waa gabar xasuus ii ah qisooyinka isoo maray, . Eeeennnnddddd




( sheekadaan aad aqrisaneeso waxaa maal galiyayshabakada www.iftineducation.com, kala soco warar sugan iyo sheekooyin jaceyl kuwii ugu danbeeyay): waad ku mahadsantahay aqriskaaga wixii fikir ah inbox me

sawirka waa gabar falastiiniyad ah oo askari yahuuda qori ku haayo intuusan dilin kahor
sawirka waa gabar falastiiniyad ah oo askari yahuuda qori ku haayo intuusan dilin kahor


W/Q: daalac daahir shoot

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *