Uncategorized

Ninyahow ragga wa cebeysay hadi adigoon guska galin biya baxeysid

iftineducation.com – Mudooyinkii u dambeeyay
waxaa soo batay
cabashada mowduucan,
dadyow farabadan oo
dhibaatadan heysato ayaa
ka dalbadey qorayaasha
soomaaliyeed ee ka
faalooda arimaha
bulshada 
iney waxka qoraan
aragtidan; mushkiladan oo
culeyskeeda iyo
saameynta weyn leh
ayaan u istaagey inaan bal
wax uun aan ka diyaariyo
si tusaale iyo horudhac
ugu noqoto qoraalo
farabadan oo laga sameyndoono aragtidan.
Biyo-bax degdeg ah ama waxa loo yaqaano caafimaad ahaan
“Premature Ejaculation” loona soo gaabiyo waa xaalad ragga
uu ku biyo-baxo muddo labo daqiiqo gudahood ah ama waxka yar,
sida ku cad halbeega caafimaadka , sidoo kalena,
dumarkuna way yeelan karaan cudurkan, laakiin aad uma badna.
Ragga badankood waxay la kulmaan xaaladaan ugu yaraan hal mar
noloshooda, waxay kaloo daraasad la sameeyay sheegtay isku
celcelis muddada ay ragga ku biyo-baxaan inay tahay 5 ilaa 6
daqiiqadood sida caadiga ah  Waxaa kaloo jira
qeexid kale oo oranaysa “hadduu ninka biyo-baxo iyadoo weli
xaaskiisa dhamaysan inuu qabo . Howsha galmada waxay u
baahantahay inuu jiro Rabitaan , Kacsi iyo Biyo-bax
, haddii saddexdaas mid la waayo hawlgab ayaa jiro. Maxaa keeno biyo-bax degdeg ah?


HALKAAN RIIX KA DAAWO






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *