Uncategorized

Maxamed Cali Kalaay oo geeriyooday

iftineducation.com – Maxamed Cali oo ah nin can ku ahaa ciyaaraha feerka marar bandanna ku guuleystay ayaa geeriyooday.


Waxa uu ahaa 74 sano jir, xaaladdiisan ayaana laga deyrinayay maalmahan.


Waxa haleeyay xanuun uga dhacay sambabada iyo neefsashada.


Waxaa cudurkaasi uu ku dhacay sanadkii 1984, afar sano kaddib markii ka fariistay ciyaaraha feerka.


Maxamed Cali waxa uu ku dhashay ee gobolka koofurta mareykanka ku yaalla ee Kentucky.


Waxa uu muslim noqday sanadkii 1964 oo ahayd markii ugu horeysay ee abaalmarinta caalamiga ah uu ku guuleystay.


Seddax jeer ayuu helay abaalmarinta feerka culus ee caalamka.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *