iftineducation.com – Fadlan hadii aad ka
yartahay 15 sano,
waxaa haboon
inaanad akhrisan.
Waxaad moodaa in
bulshadeena ay ku
yartahay wax waydiintu,
taasoo u sabab ah aqoon la,aan baahsan iyo
dadkeena oo aan inta badan wax wayn u arag waxyaabaha qaar sida
dhibaatadan aynu manta ka hadli doono ee loo yaqaan
ama biyo baxa dagdaga ah wakhtiga galmada. Akhriste
waxa hubaal ah in wixii xun uun laga xishoodo maadama ay
wanagsantahay in aad ogaato waxkasta oo ku dhaca bani aadamka sida
xanunada kala duwan oo badankooda laga dawoobo.