Uncategorized

Maxaa Adkeeya Guska Raga ama jilciya Ka Faaidesyo Guurka Ka Hor

iftineducation.com – Fadlan hadii aad ka
yartahay 15 sano,
waxaa haboon
inaanad akhrisan.
Waxaad moodaa in
bulshadeena ay ku
yartahay wax waydiintu, taasoo u sabab ah aqoon la,aan baahsan iyo
dadkeena oo aan inta badan wax wayn u arag waxyaabaha qaar sida
dhibaatadan aynu manta ka hadli doono ee loo yaqaan ama biyo baxa dagdaga ah wakhtiga galmada. Akhriste
waxa hubaal ah in wixii xun uun laga xishoodo maadama ay
wanagsantahay in aad ogaato waxkasta oo ku dhaca bani aadamka sida
xanunada kala duwan oo badankooda laga dawoobo. Maqaalkan manta
waxaynu ku eegayna xanuunkan loo yaqaan oo boqolkiiba 65-70%
ku dhaca raga aduunka ku nool, iyadoo celcelis ahaan 3dii ninba uu hal
nin ka cabanayo dhibatadan la soo darista wakhtiga uu qofku guursado.
Waa maxay ama biyo baxa dagdaga ahi?




Waxa afka qalaad lagu yidhaa ama biyo baxa
dagdaga ah xiliga galmada, xanuunkan oo keena in qofku uu awood u
yeelan waayo inuu xajiyo biyaha manida ah xiliga galmada iyadoo
dhakhaatirka badankoodu ay isku raaceen in raga qaar ay ku biyo baxan
wax ka yar 30sec ilaa 2 minute inta u dhaxaysa, mararka qaarna uu
qofku biyo baxo isagoon wali hawshiba bilaabin, xanuunkan ayaa noqday


mid fara baas ku haya dhalinyarta qarnigan nool, hadii aynu si kale u
dhigno, iyadoon la odhan Karin waa xanuun wayn hadana way
adagtahay in ninka dhalinyarta ahi uu tago dhakhtar oo uu soo bandhigo
inuu ka cabanayo xanuunkan, akhriste, sida aynu wada ogsoonahayba
caafimaadku waa shay muhiim u ah saldhiga nolosha.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *