Uncategorized

labada bari dhaaxdo da hadi aan ku raaxeysto ma denbi ba?

iftineducation.com – labada bari dhaaxdo da hadi aan ku raaxeysto ma denbi ba?


Jawaab : abada bari dhexdooda waa lagu raaxaysan karaa laakin boqa lama gelin karo


boqa waxaan ula jeedaa duleelka futada, qofka xaaskiisa bahalkiisa ka geliyo daloolka futada waxaa la oran karaa galmada dabada ayuu sameeyey, 


laakin ruuxa labada beri dhexdooda bahalkiisa geliyo siiba naagaha buuran oo aan gaarsiinin daloolka dhib ma laha way bannaantahay qof diiday oo culimada ka mid ah ma jiro, laakin waxaa la rabaa inuu ka taxdaro uu iska jiro




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *