Uncategorized

kacsi iyo wasmo badan caafimaadka uma roona

iftineducation.com – Maseerka waa wax dabiici ah aadimaga ku beeran, waana astaanta ugu wayn ee qof ku jecel lagu garto in uu ku jecel yahay, hadii uu jirin maseer waxaa dhalan kara shaki ah in wali uu jeceylkaaga gaarsiisaneen heerka la rabay, maseerka waa loo wada simanyahay rag iyo dumar, hadaba waxaa jiro in maseerka uu leeyahay wax yaabo badan oo faa’iido u ah labada  ruux, shabakada warka.aduun.com ayaa idiin soo gudbineesaa muhiimada uu leeyahay maseerka, qormadaan waxaa qalinka u qaatay qoraa sare Daalac Daahir Shoot.


1. Maseerka waa wax aad adiga dooneesid in aad kaligaa la haato


Ruuxa markii aad jeceshahay, jaceylkana uu dhab kaa yahay hamigaaga ugu horeeyo wuxuu noqon karaa sidii aad ku hanan laheed ruuxaas adiga oo ka baqaya in lagula wadaago, dadaal kasta aad ku heli karto ruuxaas in aad hanato waa mid aad markasta diyaar la tahay


2. Maseerka wuxuu xoojiyaa xiriirka (jaceylka)


waxa ugu badan ee xoojin kara jaceylkaaga waa maseerka, markii uu ruuxa ku jecel uu kaa maseero waxaad ogaataa in ruuxaas uu aad kuu doonayo sababtoo ah wuxuu ka maseeri lahaa dadka isaga ku hareereesan, hadii aad aragto ruux maseer badan waxaad ogaataa in ruuxaas jaceylka uu kuu qabo uu yahay mid adag.


3.  Maseerka wuxuu kuu cadeenayaa in ruuxaan adiga bas ku jecelyahay


Mugdi marnaba kaagama jiro hadii aad aragto in ruuxa uu kuu maseerayo ama aad u maseereeso in ruuxaas aad utahay daacad, jaceylkiisa ama jaceylkaaga uu yahay mid nadiif ah, wuxuuna meesha ka saarayaa in uu qofka kaaga shikiyo in uu aamino in aad ruux kale jeceshahay.


intaas oo astaamo waa qeybo kamid ah uu soo xulay qoraaga Daaalac Daahir Shoot, wayna jiraan astaamo kale oo ka sii badan.





W/Q: Daalac Daahir Shoot

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *