Uncategorized

Jacaylka murugo ma leeyahay?

iftineducation.com – Jacaylka marka uu qofka si fiican u galo oo astaamaha oo dhan ay dhammaystirmaan ninka ama naagta waxay dareemayaan inay ku fikiraan qofka ay jecel yihiin, 






hurdada ayaa ka qofka ka haado, 




wuxuu dareemayaa inuu noqday qof had iyo jeer maskaxdiisa ku wajahan tahay xagga gacalka, 






marka haddii ay jiraan waxyaalo carqalo ku rida jacaylkaas waxaa laga yaabaa qofka waxa jecel inuu dareemo murugo badan, 






oo xitaa keenaya inuu cunto cuni waayo.




Jacaylka murugo ma leeyahay? oo aan aan kuugu soo gudbinay mowduuca maanta kawaran hee maka faaiday mase wali waxaa kuu dhiman






isbuuca danbe lasoco qeeb kale





Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *