Uncategorized

HOOYO GABADHEEDII TIRI AABO CEEBEE OO DHEH WAA I KUFSADAY.

iftineducation.com – Waxaa Idiin Heynaa Qiso Naxdin Leh Oo Ka DHacday Wadanka Canada 


WAXAAN CANADA MAQLAY INAY KA DHACDAY QISO HOOYO GABADHEEDII TIRI AABO CEEBEE OO DHEH WAA I KUFSADAY. 


SAA GABADHII YARAYD WAXAY TIRI AABAA I KUFSADAY AABIHII WAALA XIRAY.


GABADHII WAALA BAARAY WAX BAA LAGA WAAYEY.


GABADHII YARAYD BAA LA WARAYSTAY WAXAY SHEEGTAY INAY HOOYADEED KA DANBAYSAY.


ARINKAN KADIB IN LASOO SIIDAAYEY AABIHII OO QARACANA MAD LUUNA MAGAA LADII OO DHAN BAA CEEBI U GASHAY.




AABIHII WUU ISAGA CARARAY WADANKII DHAMAA IYO CARUURTIISII HOOYADIINA BOOLISKU WAY GANAAXEEN LACAG BADAN MARKA DUMARKA SOOMAALIYEED EE QURBAHA KOLKAY AAR GUDA NAYAAN WAX WALBAY SAMEEYAAN EE HALISKA ILAALIYO


FITNADA WAA KA DARAN TAHAY DILKA OGOOW



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *