Uncategorized

Hawlgalkii Naasa-Hablood oo La Soo Afjaray

iftineducation.com – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay soo afjareen hawlgalkii ka socday hotelka Naasa-Hablood halkaas oo makhribkii ay weerar ku qaadeen maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab.






Afhayeenka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane ayaa VOA u sheegay inay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawac hase ahaatee aanay tiro sugan xilligan haynin.






Wixii warar ee soo kordha kala soco iftineducation oo aad ugu barateen warar up to date ah mar walbo.


mar dhow naga filo muuqaalo aan kasoo duubnay 


ku xernaaw shabakadeena 



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *