Uncategorized

Haweeney naaska Masar lagaga jaray kadib markii kansar ku dhacay: Video

iftineducation.com –  Haweeney Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Qahira ee dale Masar ayaa xanuun ay la ildarneyd oo dhinaca naaska uu ka haleelay cudurka Kansar ayaa lagger jaray si loo badbaadiyo nolosheeda.




Fowziya oo malign lagu guuleystay gashay ayaa lagaga jaray Naaska, innkastoo dawooyinkii ay qaadatay ay sababeen in timaha ay ka bideen ama ka haawaadeen. Fowziyo oo ah qof ku dhibaateysan Masar, waxay walaalaheeda Soomaaliyeed ka segeysaa calm.


 Haweeney naaska Masar lagaga jaray kadib markii kansar ku dhacay: Video


HALKAN KA DAAWO FOWZIYO.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *