Uncategorized

gus iyo siil isku dhex jira macaan miyaa

iftineducation.com – Qofka ragga markuu kacsado waa arrin caadi ah in xaniinyaha ay aruuraan, qoorahane adkaado oo kadkaduuto, laakiin wax xanuun ah lama socdaan ilaa in qofkaa kacsaday uu gaaray heer u baahan yahay inuu biyo baxa laakiin aysan dhicin, taasi waxay keentaa in biyaha ay ku xannibmaan, markuu isku dayane in ay si xanuun badan ku soo baxaan, khaas ahaan marka uu kaadinayo.
Laakiin haddii ay tahay sida aad tilmaantay in galmada adigoo samaynaya aad xanuun dareentid marka aad biyo baxayso waa cillad caafimaad ahaan loo yaqaano “painful ejaculation” waxaana keeno dhowr xaaladooda oo ay ka mid tahay in cillad ka jirto xiniinyaha sida caabuq ama lur oo kale waxaana loo yaqaanaa “orchitis” in cillad ka jirto ibta oo shahwada soo dhex marayso ama caabuq qanjirka prostate-ka inuu jiro ama aad qaadatid daawo sida kuwa niyad jabka loo qaato oo iyagane calaamadahaas leh.


Waa muhiim in aad la xiriirtid dhakhtar si loo ogaado cilaldu waxa ay tahay.

Su’aashaada labaad soo faahfaahin, meesha ku xanuunayso ma caloosha qeybteeda hoose oo dhinaca xigta lafta u dhow? waana dhinacee ma midix mise bidix? Kaadida maku xanuunjisaa? Xanuunka aad halkaa ka dareento xiniinyaha iyo bowdyaha ma gaaraa?, haddii dhinaca mid ay tahay, Hadda ka hor aad ma uga xanuunsatay halkaa oo ma laheyd matag iyo caloosha oo istaagto?


Ka soo jawaab su’aalahaas si aan u fahano nooca xanuunka aad ka sheeganayso.




HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA



2 thoughts on “gus iyo siil isku dhex jira macaan miyaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *