Uncategorized

galmada naagta weyn ninka yar dhib miyay u keenaysaa ?

iftineducation.com – galmada naagta weyn ninka yar dhib miyay u keenaysaa ?


soomaali waxay dhahaan habarta neefteeda uma roona wiilka yar sidoo kale lafaha ayay ka burburinaysaa haddii uu galmo la sameeyo cunug yar naag weyn, 




taas waxaa la dhihi karaa naagta inta badan marka ay da’daas gaarto cuduro ayay qabtaa kala duwan, 




waxaa laga yaabaa inay cudur leedahay oo marka ay u soo gudbiso wiilka yar oo ay ka rabto raaxada, 




sidoo kale galmada waxay ka mid tahay waxyaalaha ugu sahlan oo cudurka la isaga qaado, 




siiba galmada futada.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *