Uncategorized

Galmada jacaylka maku xiran tahay?

iftineducation.com – Galmada jacaylka maku xiran tahay?


waxaa jira hablo badan aan u kacsanin raga ayna jeclayn, 


qaboobka galmada waxaa keena mararka qaarkood jacayl la’aanta ay dareemayso gabadha, 




taas oo keenaysa inay ka heli wayso haweeneyda raaxada galmada, 


waayo kacsiga wuxuu ka soo fulaa qalbiga, naagta la mid ma aha ninka xagga galmada, 


galmada naagta waxay ku xiran tahay caadifada, haddii naagta ay weyso jawi raaxo leh ama meel aan ku habboonayn galmada qooqa ayaa ka buubaya, laakin sidaas ma ah, ninka jacayl kuma xirna galmadiisa.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *