Uncategorized

Galmada dersika xaaskiisa miyay dembigeeda sinada ka weyn tahay?

iftineducation.com – Galmada dersika xaaskiisa miyay dembigeeda sinada ka weyn tahay?


xadiis ayaa wuxuu tilmaamay inay tahay sinada ugu daran dembi ahaan ruuxa inuu la sinaysto xaaska deriskiisa , 




waayo deriska wuxuu shabahaa qaraabada sidaa awgeed waa in la dhowraa xurmadooda, 




waa inaan lagu xadgudbin gabdhaooda dadkooda, 




sidoo kale deriska way fududhay qofka inuu ku dhaco, 


marka waxaa la xirayaa waddada keeni lahayn xumaantaas.





Ciqaabta lagala kulmo zinada guud ahaan?