Uncategorized

Gabdhaha soomaaliyeed sida ay u arkaan isu qurxinta ninka

iftineducation.com – dadka soomaaliyeed oo lahaa hal dhaqan ayaa hadda isbaddalay oo noqday dad dhaqamo badan leh, 






waagii hore waxaa ay saaran jireen haweenka soomaaliyeed cillaan xilliyada munaasabaadka ay jiraan, haddaba muuqaalkan waxaan arkaynaa sida ay u kala duwan yihiin dhaqan,






gabdho waxay sheegeen inay nimankooda cillaan u saartaan qaarna timaha samaystaan bal aannu daawano




Gabdhaha soomaaliyeed sida ay u arkaan isu qurxinta ninka






daawo video kuu sharaxaayo haweenka sida ay u arkaan is qurxinta raga




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *