Uncategorized

Fariin jaceyl ah oo macaan

iftineducation.com – Ubaxu waa sheey qalbiga la shaqeeya waxa uuna qiimo kuleeyahay bulshada is jecel , kuwa is caashaqay, dadyoowga iyagu nolol wadaaga ah.






“Ubaxu wuxuu calaamad u yahay jaceylka,quruxda iyo udgoonka,kamana marna qodax,haddaba waad garan kartaa sida aad u qabanayso”.






Inta badan Lamaanuhu waxay ubaxa u weheshadaan Jaceylkooda, waxaana wanaagsan inaad 




Lamaankaaga mar waliba ood hadiyad u geeyneeysid aadan ka ilaa iwn Ubax nuuca Casaanka ah waaa hadii aad Jaceyl dhab ah uheesid.




Fariin jaceyl ah oo macaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *