Uncategorized

Cudur kaduudiye loo bixiyay oo dhib ba’an ku haya koonfurta Soomaaliya

iftineducation.com – Cudur kaduudiye loo bixiyay oo dhib ba’an ku haya koonfurta Soomaaliya
27 Daqiiqadood ka hor


Magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ku yaala koonfurta Soomaaliya waxaa dadka ku nool fara ba’an ku haya cudur ay ugu magacdareen Kaduudiye kaas oo wata xumad daran iyo xanuunno ka qabanaya qofka kala goysyada iyo murqaha.


Cudurkan ayaa 2005tii mar lagu arkay Soomaaliya gaar ahaan maagalada Muqdisho oo uu dad badan soo ritay.


Haddaba weriyaha BBC Ibraahim Maxamad Aadan ayaa la kulmay Doktor Maxamuud Saahid Maxamuud oo kamid ah Dhakhaatiirta ka hawlgasha isbitaalka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, wuxuuna weydiiyay waxa uu yahay cudurkan.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *