Uncategorized

Ciidanka Ethopiya oo Jab Xun gaaray & 43 Askari oo looga Dilay Dag…..

iftineducation.com – Saraakiil u hadlay Al-shabaab ayaa Tv-ga Al-jazeera u sheegay in Weerarkii ka dhacay Saldhiga Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin Degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ay ku dileen 43 Askari oo Itoobiyaan ah.


Warka ay baahisay Al-jazeera ayey Shabaab ku sheegteen in Weerar ku biloowday Qarax Ismiidaamin ah ay Saaka Waabarigii ku qaadeen Saldhig Ciidanka Itoobiya ay ku leeyihiin Degaanka halgan islamarkaana uu xigay Weerar toos ah.




Saraakiisha Itoobiya ee ku sugan Gobolka Hiiraan Weli kama hadlin Warka Al-shabaab ee ay ku sheegteen in ay dileen 43 Askari oo Itoobiyaan ah iyo Weerarka lagu qaaday intaba.




HALKAN KA DHAGEYSO SHABAB OO GOWRACAY SARAAKIIL ETHOPIAN AH




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *