Uncategorized

xalaadda labaad siigada la fasaxayo waa tee?

iftineducation.com – xalaadda labaad siigada la fasaxayo waa tee? xaaladdan waxay ku xiran tahay caafimaadka ninkii shahwada ay jirkiisa ku badto oo  guur aan awoodin oo biyaha badnaantooda dartooda xiniinyaha ay la xunuunaan ama bararaan taas waxay keeni kartaa xanuun badan oo qofka haddii biyaha uuna iska bixinin ay u keeni karto xanuun aad u daran,  marka uu siigayso waxaa ka…

Continue Reading

Uncategorized

goorma ayay siigada xaalaal tahay?

iftineducation.com – goorma ayay siigada xaalaal tahay? culimada siigada banneeyay waxay shardi ka dhigeen siigada marka ay noqonayso mid bannaan in ninka uu kacsi daran u yimaado oo guskiisa dami waayo,  marka sidaas iyadoo ah ay naag agtiisa u soo dhowaato oo ay suurta gal tahay inuu ku dhaco ama galmo sino ah la sameeyo,  culimada waxay dhaheen xiligan siigada qofka…

Continue Reading

Uncategorized

Goorta ay siigada bannaan tahay

iftineducation.com – Goorta ay siigada bannaan tahay waa xiligee,  siigada ama seegada qofba siduu u garanayo culimada muslimiinta way isku khilaafeen inay xalaal tahay ama xaaraan ay tahay,  laakin culimada badankooda waxay u arkeen inay xaaraan tahay,  sidaa awgeed mad’habka shaafici wuxuu u arkay inay siigada xaaraam tahay taasna ayay soomaalidu raaceen,  laakin iyadoo sidaas ay tahay ayaa haddana culimada diidan…

Continue Reading

Uncategorized

Sidee looga fogaan karaa sinada?

iftineducation.com – Ciqaabta lagala kulmo zinada guud ahaan? Sinada waxay ka mid tahay dambiyada waaweyn saan horay u soo sheegnay, waxaa lagala kulmayaa naarta Alle, qofka sina ku dhaco waxaa laga rabaa inuu towbad rasmi ah keeno oo dhab ah, waa inuusan u laabanin sinada mar labaad. Sidee looga fogaan karaa sinada? Wax kasta marka laga fogaado wadada loo marayo waa…

Continue Reading

Uncategorized

Galmada dersika xaaskiisa miyay dembigeeda sinada ka weyn tahay?

iftineducation.com – Galmada dersika xaaskiisa miyay dembigeeda sinada ka weyn tahay? xadiis ayaa wuxuu tilmaamay inay tahay sinada ugu daran dembi ahaan ruuxa inuu la sinaysto xaaska deriskiisa ,  waayo deriska wuxuu shabahaa qaraabada sidaa awgeed waa in la dhowraa xurmadooda,  waa inaan lagu xadgudbin gabdhaooda dadkooda,  sidoo kale deriska way fududhay qofka inuu ku dhaco,  marka waxaa la xirayaa waddada…

Continue Reading

Uncategorized

Sinada miyay kala daran tahay dembi ahaan?

iftineducation.com – Sinada miayay kala daran tahay dembi ahaan? jawaabta waa ah, sinada ugu daran waa midda qaraabada sida hooyada ama habaryarta ama eedada ama walaasha ,  sinada noocan ah kama dhacdo bulshada soomaaliya,  laakin bulshada qaar ayay ka dhacdaa,  waxay ka mid tahay sinada midda ugu dambiga daran,  nin hooyadii fuulaya waa falka ugu dambiga weyn sina ahaan,  qofka noocaas…

Continue Reading

Uncategorized

Sinada ugu dembiga weyn waa tee

iftineducation.com – Sinada ugu dembiga weyn waa tee Sinada ugu dembiga weyn waa tee ,  Sinada waxay ka mid tahay dembiyada ugu waaweyn oo diinta islaamka iyo diimihii ka horreeyay ay si toos u xarrimeen,  diinta islaamka waa diinta lagu khatimay diimaha hore, sinada waa xaaran oo go’an oon shaki ku jirin,  sinada waa in la galiyo geedka ninka madaxiisa farji…

Continue Reading

Uncategorized

Sheeko Ooyin kaa keeni doonta waa qiso gabadhan qabsatay

iftineducation.com – Sheeko Ooyin kaa keeni doonta waa qiso gabadhan qabsatay Cidna lamay hadlayn oo afkaa juuqda gabay waxay ahayd indho iyo jidh nafi ku jirto oo dhaqdhaqaaq samaynaya laakiin aan bixinayn wax jawaab ah baska waxa ka dhex socday kaftan iyo sheekooyin laakiin iyadu intaas midna kumay darsan hal kalmad ah, mid ka mid ah dhalinyaradii ayaa isku dayay inuu…

Continue Reading