Uncategorized

Xildhibaano Diidan Qodobada Heshiiska Madasha Qaarkood

iftineducation.com – Beesha caalamka iyo madaxda dawladda iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ugu baaqay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya inay ansixiyaan heshiiskii dhowaan laga gaadhay qaabka doorashadu uga dhacayso Soomaaliya sannadkan.


Hase yeeshee waxaa soo baxaysa in qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanku ay saluugsan yihiin qodobada qaarkood ayna ku talinayaan wax ka beddelaad taasi oo dhinaca kalena diidmo ka keentay hoggaamiyayaasha saxiixay.


Haddaba maxay yihiin qodobada hehsiiska iyo kuwa la isku diiddan yahay? Qaybtii kowaad ee warbixino ka kooban laba qaybood waxaa inoo soo diyaarisay Seynab Abuukar.


RIIX HALKAAN KA DHAGEYSO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *