Uncategorized

Xildhibaanad fadeexad gashay ka dib markii ay ka been abuuratay Soomaalida daawo

iftineducation.com – Xildhibaanad fadeexad gashay ka dib markii ay ka been abuuratay Soomaalida daawo


xildhibaanadaan oo cunsuriyad ah oo ka tirsan baarlamaanka sweden ayaa ka been sheegtay somalida kadib markey sheegtay in odayaal dhaqameed somali ah ee ku shiray somaliya ay u tashteen ineey sweden ku soo duulaan kadibna sharciga islaamka ka hir galiyaan


hadaa daawato hadalada naagtaan cunsuriyada ah waa qosoleysaa kkkkkk


adaa yaabi doonee video geeda daawo odayaal arima kala ka hadlaayo ayey waxey tiri sweden ayay u tashanaayaan




riix halkaan ka fiirso muuqaalka


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *