Uncategorized

xaliimo sheegatay in ay hablaha somaliyeed u qurux badan tahay ma ku raaxsan tahay adiga daawo

iftineducation.com – xaliimo sheegatay in ay hablaha somaliyeed u qurux badan tahay ma ku raaxsan tahay adiga daawo


xaliimadaan ayaa ku faantay sheegtayna iney dumarka somaliyeed u qurux badan tahay


waliba waxey shegetay dumarka somalida ha joogaan qurbaha ama dalkabaee ineeysan jirin wax ayada qurux ku dhan


waa yaabaa ku dhahay xaliimadaan kalsoonida ay isku qabto iyo sideey u booteyso waa xaliimadii ugu dhiiranaanata badneed aan idiin soo gudbin


waxaay tagan tahay dumarka anaa u qurux badan 




riix halkaan ka fiirso muuqaalka


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *