Uncategorized

Tv Universal laga baahiyay gabar Tumasho caan ku aheed Oo la guursadey -DAAWO

iftineducation.com – Gabartaan ayaa ku nooleyd guri kuyaalla 12-ka xaafadda Islii oo ay deganaayeen gabdho ay Saaxiibo yihiin , kuwaasi oo daruuftu biday in ay jirkooda iibiyaan , 


waxana ay iyana markii ay u timid iyadoo kasoo gashay qaxootiga dhadhaab dantu ku qasabtay in ay jirkeeda beeciso.


habeen habeenada kamid ah ayaa waxaa goobta soo galay mid kamid ah dhalin yara reer Nairobi oo ay ku taagneyd, durbaba waxa uu la dhacay gabadhan markii uu qolka geystay ayeey ku tiri (Aboowe intii aad xaaraan igu wasi laheyd waxaan ahay walaashaa dhiban ee i guurso, igana bixi dhibkaan.



Haddaba wiilkii muxuu falay.


GUJI HALKAAN EE DAAWO




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *