Uncategorized

Sawirro: Mucjiso lala yaabay oo lagu arkay Muqdisho (Subxaana’Allah)

Sawirro: Mucjiso lala yaabay oo lagu arkay Muqdisho (Subxaana’Allah)    

Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Warta nabadda waxaa lagu arkay arin mucjiso ah oo dadka ay la yaabeen, 
kadib markii neef ari ah uu dhalay xayawaan kale oo la aqoonsan waayay waxa uu yahay. 
Xayawaanka ayaa leh hal Il oo kaliya, 
waxaana wajiga hore uu kaga qaab eg yahay Daanyeerka iyo Xayawaanka kale ee doorka loo yaqaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *