Uncategorized

Sarkaalkii Xooga Iyo Dhererka Kaga Naxsaday Madaxweyne Barack Obama:- Daawo

iftineducation.com – Warbaahinta Caalamka iyo tan gudaha dalka Mareeykanka ayaa waxaa aad looga hadal hayaa Sargaal aad u xoogan una dhirir badan oo ka yaabsaday Madaxweynaha dalka Mareeykanka Barack Obama .
Sargaalkan  oo lagu magacaabo Donald Thompson ayaa Aqalka cad ee dalka Mareeykanka waxaa lagu gudoon siinayay abaal marin dalacsiin ah balse Madaxweeyne Barack Obama ayaa dhib weyn kala kulmay ka dib markii uu Biladii si fudud ugu xiri waayay.
Madaxweynaha dalka Mareeykanka Barack Obama oo lagu tiriyo Madaxweeynayaasha Dunida ugu dhaadheer ayaa dhirirkiisa waxaa lagu sheegay 1.85 Mitir balse waxaa gudaha Aqalka cad ee Withe House-ka uga yaabsaday Sargaal Donald Thompson.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *