Uncategorized

QM: Shiinuhu Ha joojiyo Rinjiga uu Africo u Diro

iftineducation.com – Dawladda Shiinaha ayaa hor joogsatay qaraar QM ay ku doonayso in lagu joojiyo nooc ka mid ah rinjiga guryaha la mariyo oo ay Shiinuhu u dhoofiyaan Africa kaasi oo halis caafimaad ku keeni kara dadka gaar ahaan maskaxda caruurta.




Qaraarkaasi oo ay ka wadaxaajoonayaan xubnaha deegaanka u qaabilsan QM ayaa haatan gabo gabo ku dhow, waxaana soo dhaweeyay waddamo ka tirsan Africa.




Sahra Ciidle ayaa warbixintan ku eegaysa.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *