Uncategorized

Ninkii xaaskiisa sidaan u sameeya waa hubaal in ay lakulankiisa xiiso u qaadi doonto

iftineducation.com – Ragga qaarkii ayaa u haysta in ka qoslinta iyo farxad gilinta haweenkooda tahay arin adag ama mustaxiil ah ee ninyahoow ogoow arimo yar ayaa farxadda haweeneyda kor u qaadaya, waa muhiim in aad tijaabiso liiskaas waana hubaal in aan dareemi doontid is bedel .


1- Marka ay dood idin dhexeyso oo aad dareento in wajigaeeda wel wel soo saarmay ninyahoow ha iska taagnaan u dhawaaw oo madaxa ka dhunko.


2- Marka aad banaanka u wada baxeysaan oo aad dareento in is diyaarinta dhibka ku tahay oo ay ku daahday adiga u diyaari labiskeeda .


3- 3-Mar waliba oo aad fursad u hesho waxaad u keentaa hadiyad , munaasabad iyo bilaa munaasabad .


4- Markaa ay jiifaneyso adna xoogaa aad ka dambeyneyso fariin qoaraleed ugu sii dir telka adiga oo u rajeynaya in ay nabad ku soo toosto .


5- Marka ay shaqada guriga ku


mashquulsan tahay , u soo deg deg oo xabad gili taasina waxa ay muujineysa in aad uga mahad celineysid dadaalka ay bixineyso .
6- Marka aad u baxdaan kulan qoyskeeda ama kaaga ah oo ay kaaga mashquusho la sheekeysiga dhanka kale kaga yaabi SMS gaaban oo aad ugu sheegeyso in aad weysan tahay , kuna dheh daqiiqadaha aad iga sii jeeday waxa ay iila mid tahay sanad.
7- U Muuji in aad ku faraxsan tahay maxaa yeelay waxa ay kuu doortay nin .


8- Maalin maalin kaga yaabi in aad quraacda adiga diyaarisid , markaa aad u keeneysidna haka tagin dhoola cadeynta loo baahan yahay .


9-Haddii aad ku qasbanaanto in aad shaqada aado iyada oo hurdeysa u soo dir markaa aad shaqada gaarto SMS aad ku leedahay subax wanaagsan waan ku xiisay .


9- Ku dheh waad qurxoon tahay xitaa haddii aysan xerneyn dhar qurxoon , ogoow uma baahnid munaasabad gaar ah oo aad ku tiraahdo waad qurxoon tahay.




10- Haddii ay murageysan tahay gacmaha ka qabo una sheeg in arinta wanaag ku dhamaaneyso kullamaa aad wada joogtaan .
11- Haddii aad asxaabtiin aad la joogtaan ama qoyskaada aa keeda alcarabiya.com waxa ay ku leedahay haka laba labeyn in aad u sheegto tilmaamaheeda wanaagsan ama fal wanagsan oo qalbigeeda giliyay jaceylkeeda oo aadan waligaa iloobi doonin.


12- Haddii ay dhacdo in goobta shaqada ku soo daahdo maalintaas u soo dir fariin kuna dheh wan ku xumahy maxaa yeelay kulama joogi , waxaan rajeynayaa in daqiiqadaha soo socda kula joogo , waa i dhibeysaa maqnaashaahada .


13- Haddi ay dhacdo in ay ooyso si wacan u fiiri ka dib ku dheh waad qurxoon tahay markaa aad ooyneyso , balse waxaad ka sii qurux badan tahay marka aad doola cadeyneyso .


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *