Uncategorized

nin indhoola ah lacag sarif maku qiyami laheyd daawo dadkaan xasidsanaa

iftineducation.com – nin indhoola ah lacag sarif maku qiyami laheyd daawo dadkaan xasidsanaa


waxa meeshaan ka dhacay bal eeg waa nin masaakiina oo raadinaayo sarif ayaa kuwa kamid ah dadka uu caawinaada weydiistay qiyaamaayaan ayagoo dhacaayo lacagtiisa


maadaama uusan kala arki karin lacagaha uu doonaayo 


dadka qaar ayaa daacad ah wey caawinaayaan dadka qaarna waa tuugo oo uma aabayeelaayaan nin indhoole miskiin xitaa


adaa yaabi doonee muuqaalka ka fiirso waxna ka dheh






riix halkaan ka daawo muuqaalka


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *