Uncategorized

Faysal C. Waraabe oo ka qeyliyey garyaaqaankii uga baxsaday Xamar ee noqday Guddoomiyaha

iftineducation.com – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali waraabe oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka Somaliland, isagoo sheegay dhinac kasta ay ka Bur-burtay.



Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Garyaaqaankii maamulka Somaliland, 


oo maalintii shalay loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya, wuxuuna sidoo kale ka hadlay Isimada 






Dhaqanka ee isku diyaarinaya Doorshada Soomaaliya “Waa la ina Rifayaa, Garyaqaankii ha moodin inuu keligii tagay, ee Talo ayuu ku tagay” Ayuu yidhi Faysal Cali waraabe.






RIIX HALKAAN KA FIIRSO MUUQAALKA


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *