Uncategorized

Donald Trump oo helay codad ku filan

iftineducation.com – Donald Trump oo musharax u ah xisbiga jamhuuriga ayaa helay codad ku filan.




Mr Trump ayaa sheegay inay xushmad u tahay guushan uu gaaray.




Xisaab ahaayn sida la sheegay Donald Trump waxuu haystaa tiro ku filan




taasoo ka dhigan inuu noqday musharaxa xisbiga jamhuuriga




Balse waxaa hadalo cambaarayn ah ku tuurtay Hillary Clinton




Miss Hillary waxay sheegtay in Trump uusan u qalmin madaxweynenimo






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *