Uncategorized

DAAWO Wareysi Xasaasi ah: Faarax C/qaadir oo difaacay Ethiopia xog badanna ka bixiyay arimaha dowlada

iftineducation.com – Xildhibaan Faarax Sheikh C/qaadir oo kamid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya si weynna ay isugu dhow yihiin Xasan Sheikh Maxamuud ayaa wareysi xiiso badan uu bixiyay kaga hadlay xaaladaha guud ee dalka Soomaaliya.


Faarax C/qaadir ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ee uu ka tirsan yahay muddo afar sano ku dhow ay wax badan u qabsoontay, isagoo tusaale usoo qaaday dhanka maaliyada iyo horumarka dhanka amaanka.




Xildhibaanka ayaa ka hadlay eedaha hayadaha caalamiga usoo jeediyaan dowlada Soomaaliya oo ku saleysan dhanka musuq maasuqa, isaga oo been abuur ku tilmaamay warbixinada inta badan hayadaha caalamka ay soo saaraan.




HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *